Akhriso: Qoddobada ay ku heshiiyeen Ahlu Sunna iyo Maamulka Galmudug

0
113

Muqdisho(SPO)- Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa goordhow heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Somalia iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

Heshiiskan ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug iyadoo xilkaasi uu yahay mid aysan hore u lahayn maamul goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka aqriso qodobada lagu heshiiyay oo dhamaystiran;

Adigu Maxay kula tahay?

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here