ABOUT US


Somali Press Online is the main web address for Somali and English news website that was created in March 2017 and its mission and goals are to focus on the facts on the ground.
Somali Press Online waa warbaahin hufan iyo xog-waran dhexdhexaad ah oo u diyaarsan iney idiin soo gudbiso warar dhab ah dhacdooyin xiiso leh oo xaqiiqda ku saleysan kuwaasoo ka dhaca dalka gudahiisa iyo dibadiisa.
Waxaana howsha tafaftirka website SomaliPressOnline.com u xilsaaran shaqaale loo carbiyey oo karti iyo aqoon durugsan u leh inay had iyo jeer idiin soo gudbiyaan warar sugan isla markaasna update ah oo macaamisha website SomaliPressOnline.com aad u soo jiita.
Kala Soo xariir 
Email: SomaliPressOnline@gmail.com
Ama Info@SomaliPressOnline.com
Phone +252615951130,
Xafiiska Baydhabo