Sunday, December 17, 2017

SAWIRO: Machadka NDC Ee Muqdisho Oo 300 Ardey Siyey Tababaro Kala Duwan

Muqdisho(SPO)-Machadka Horumairta Wadaniga ah (National Development College) ama NDC ayaa Mudo laba bilood ah tababaro kala duwan oo la xiriira xirfada u qabtey Ardey...

DHAGEYSO: Wasaarada waxbarashada oo dib u eegis ku sameyneysa tayada waxbarasho ee Jaamacadaha Somalia

Muqdisho(SPO)-Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in magaalada Muqdisho oo kaliya ay ku yaalaan tiro ka badan 50 Jaamacadood oo...

SAWIRO: Jaamacadda Koonfurta Somalia Ee Baydhabo Oo Loo Sameeyey Boor Cusub

Baydhabo(SPO)- Waxaa isbedel dhameytirsan lagu sameeyey dhamaan Boorka Jaamacadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, mudo 10 sano ka dib. [youtube...

SAWIRO: Kheyre oo xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada

Muqdisho(SPO)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo dib-u- habeyn ballaaran lagu...

Ogeysiis Ku Wajahan Ardeyda Koonfur Galbeed Ee Dhameystey Dugsiyada Sare

Baydhabo(SPO Somalia)- Ogeysiis Ku Wajahan Ardeyda Koonfur Galbeed Ee Dhameystey Dugsiyada Sare

Farmaajo”Waa inaan dib u dhisanno Jaamacaddeena”

Muqdisho(SPO Somalia)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga...

DHAGEYSO: Dowladda oo dhiiragelinaysa waxbarashada dhalinyarada

Muqdisho(SPO Somalia)- Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladd Soomaaliya ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee dhameystirka manhajka...

Ardey Soomaliyeed oo deeq waxbarasho helay

Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu talo galay ardada dhamaysatay dugsiyada Sare iyo kuliyadaha...

Shir Looga Hadlayo Manhajka Waxbarasho Ee Dalka Oo Ka Furmay Garowe

Garowe(SPO Somalia) Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka socda shir looga hadlayo manhajka waxbarasho ee dalka, kaasi oo si rasmi ah maanta uga...

Berbera : Macalimiin loo xiray in ay qish u gudbiyeen ardey u fadhisa Imtixaanka...

Berbera(SPO Somalia) – - Laba macalin ayaa lagu xiray magaaladda Berbera, halka mid kalena la raadinayo kadib markii ay isku dayeen in ay ardayda imtixaanka...

wararkii ku dhaafay