DEG DEG+DHAGEYSO: Gaari Nooca Dagaalka ah oo Saaran Dhashiiko iyo Dagalyahno fara badan oo ka tirsan Al shabaab Oo Goordhow isu soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay.

0
346

Diinsoor(SPO)- Wararka ka imaanaya Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay ayaa sheegey in saaka Gaari Nooca Degaalka ah oo Saaran Dhashiiko iyo Dagalyahno fara badan oo ka tirsan Al shabaab ay Goordhow isu soo dhiibeen Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay.

Dagaalyahanadan  ayaa ka muuqatey Dadaal, iyagoona si ramsi ah isugu soo dhiibteen Ciidamada Maamulka Gobolka Bay.

Wasiirka wasaaradda amniga Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed  ayaa u xaqiijay SomaliPress Online 

Wixii War ah ee ka soo kordho kala Soco Wararkeeyaga dambe

Somali Press Online 2017

Adigu Maxay kula tahay?

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here