DHAGEYSO:Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qabsashada Somaliland ee Tukaraq

0
199

Garowe(SPO)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli gaas ayaa markii ugu horaysay xalay ka hadlay imaanshaha ciidanka Somaliland deeganka Tukaraq ee Gobalka Sool.

Madaxweyne Gaas ayaa digniin u diray Somaliland, waxaana uu ku wargeliyay in ay cawaaqib xumo kala kulmi doonto arrintan uu ku tilmaamay gardarrada qaawan.

Waxa uu u sheegay dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka in masuuliyadda wixii halkaas ka dhaca ay dusha u ridan doono maamulka Somaliland.

SOMALI PRESS ONLINE 2018

Adigu Maxay kula tahay?

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here